DUBAI— Laba duuliye oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa Axadii diyaarad dagaal oo ay saaraayeen lagu soo riday dusha Badda Cas, sida uu sheegay millatariga Mareykanka.
Mareykanka ayaa dhacdadaas ku tilmaamay fal ka dhashay wax uu miltariga Mareykanka ugu yeeray “weerar saaxiibtinimo.”
Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.
Madal