WASHINGTON —
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee maanta(December, 25 2024) tagay Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritria.
Waa markii sideedaad ee uu Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud uu booqasho ku tago dalka Eritria tan iyo markii din loogu soo doortay Madaxweynenimada bishii May sanadkii 2022kii.
Waana tii 4aad ee sanadkan gudihiisa uu ku tago Asmara.
Booqashada Madaweynaha iyo xilliga ay ku soo aaday waxaa warbixintan kooban nooga diyaariyay Maxamed Colaad Xassan.
Madal