Maputo —
Iyada oo wararka qaldan ee baraha bulshada ku faafa ay sii kordhayaan, wariyeyaasha dalka Mozambique ayaa safka hore kaga jira dagaalka ka dhanka ah macluumaadka marin habaabinta ah iyo kuwa sida qaldan loo faafiyo.
Wariyaha VOA-da Amarilis Gule ayaa warbixintan ka soo dirtay Maputo. Xuseen Barre Aadan ayaa faahfaahinta inoo haya.
Madal