Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hirshabelle oo ku raad joogta rag laayay 6 askari


Hirshabelle President Gudlaawe
Hirshabelle President Gudlaawe

Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Sabtidi sheegay in ay socdaan howlgallo lagu soo qabanayo maleeshiyo hubeysan oo Jimcihi meel u dhaw deegaanka Ceel-baraf ku dilay illaa lix askari oo ka tirsanaa ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Askarta la dilay ayaa lagala dagay gaari ay la socdeen iyaga oo aanan hubeysneyn. Haddaba, sida ay wax u dhaceen iyo dadaallada socda ayaan ka wareystay, Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle, Cabdiraxman Dahir Gure.

HirShabelle oo ku raad joogta rag dilay 6 askari
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG