Beledweyne —
Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel Baraf ee gobalka Shabeellaha dhexe.
Wariayheena Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.
Madal