Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamad millatari oo amartay xariga 14 ku eedeysan dilka 6 sarkaal


Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya
Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Khamiisti shalay soo saartay, waaran lagu soo xirayo 14 eedeysano oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen dil dhammaadka bishi hore degmada Ceelbaraf loogu geystay lix sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa innoo haya, Nur Hassan Nur.

Maxkamad millatari oo amartay xariga 14 ku eedeysan dilka 6 sarkaal
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG