Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay qorshahooda kursiga Golaha Ammaanka


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiistii guul weyn ku tilmaantay dib ugu biiristi Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo 54 sano ah kaddib.

Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiirka Arrimaha Dibadda, iyo Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabado shalay ka kala dhacay Soomaaliya iyo Mareykanka uga hadlay arrintan. Warbixintan waxaa innoo haya Nuur Xasan Nuur.

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay qorshahooda kursiga Golaha Ammaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG