Toronto —
Dowladda Canada ayaa bishii November ee sanadkii tagay hakisay muddo sanad ah nidaamka loo yaqaanno Group 5 ee dadka qaxootiga ah lagu geyn jiray dalkaasi.
Dad badan oo ay ku jiraan Soomaalida Canada ayay saameysay joojinta barnaamijkaasi.
Haddaba, wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Cabdiqaadir Maxamed Cali (Yaanyuurow) oo in kabadan 30 sano ka shaqeynayay arrimaha qaxootiga iyo soogalootiga, ugu horreyna waxa uu waydiiyay shaqooyinka uu qabto ee la xiriira arrimaha qaxootiga.
Madal