Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; xaaladda Suuriya iyo isbeddelka ka dhacay dalka kadib markii xukunka laga tuuray Bashar al-Asad, waase kuma Ahmed Al-Sharaa ama Abuu Maxamed al-Jolani oo hoggaamiya kooxdii ridday Asad.
Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.
Madal