Washington —
Usha Vance ayaa noqon doonta marwada labaad ee Maraykanka, taasi oo ka dhigaysa gabadhan qareenka ah ee wax ku bartay jaamacadda Yale xaaskii u horreeyay ee madaxweyne ku xigeen ee ka soo jeedda Koonfurta Aasiya.
Weriyaha VOA-da ee Aqalka Cad Anita Powell ayaa eegeysa taariikh nololeedkeeda - iyo sida ay ula jaanqaadi karto mihnadda siyaasadeed ee ninkeeda iyo teeda maadaama ay isu diyaarinayso inay u soo wareegto Washington DC. Caasha Ibrahim ayaa noo haysa.
Madal