Siyaasadda xagga socdaalka ee madaxweyne Donald Trump ayaa si weyn diiradda u saartay muhaajiriinta isku dayaya inay ka gudbaan xadka Mareykanka iyo Mexico, iyadoo qaarkood ay ka soo safreen ilaa Koonfurta Ameerika.
Dhanka kale, galbeedka Badweynta Baasifigga, qaar ka mid ah muhaajiriinta Shiinaha ah ayaa si isku mid ah u maraya waddo khatar ah oo ay ku soo galayaan Mareykanka.
Wariyeyaasha VOA-da, Yu Yao iyo Jiu Dao, ayaa sheekadooda noo haya, waxaana nala socodsiinaysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal