Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Mustaqbalka Marinka Gaza


Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xaaladda Marinka Gaza iyo Mustaqbalka Kooxda Xamaas. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Mustafa Shiikh Aadan Aamin oo ah suxufi falanqeeya arrimaha caalamka. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG