Washington —
Xoghayaha Gaashaandhigga ee Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa dhammaadkii toddobaadkii tegay faahfaahiyay sababihii xilka looga tuuray taliyihii taliyeyaasha ciidamada Mareykanka, General CQ Brown.
Madaxweyne Donald Trump ayaa jeneralkan shaqada uga eryay qoraal uu soo dhigay baraha bulshada Jimcihii.
Wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka, Carla Babb, ayaa warbixintan inooga diyaarisay. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya.
Madal