Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda ICC Karim Khan oo gaaray DR Congo


Karim Khan
Karim Khan

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC), Karim Khan, ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Congo, sida uu sheegay xafiiskiisa Talaadadii maanta, iyadoo dalkaasi uu la daalaa dhacayo dagaallada ka socda gobollada Bariga.

Warbixin ay arrintan VOA-da ka qortay waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda ICC Karim Khan oo gaaray DR Congo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG