Jowhar —
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Talaadadii shalay sheegtay in duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad firxad ahaa oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Dowladdu waxay sheegtay in maleeshiyaadka la weeraray ay ahaayeen kuwo lagu jebiyay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Alkowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Warbixin kooban oo arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Nuur Xasan Nuur.
Madal