Johannesburg —
Qaar ka mid ah wasiirrada maaliyadda ee dalalka dhaqaalaha ugu tunka roon caalamka, ee G20, ayaa ka baaqday shir ay isugu imaan lahaayeen maanta oo Arbaco ah, kaasoo ka dhici lahaa dalka Koonfur Afrika.
Sidoo kale, mas'uuliyiin sare oo dalalkaasi ka tirsan ayaa hakiyay safarro ay ku tagi lahaayeen shirkaasi, kaddib markii ay hareeyeen muranno la xiriira arrimaha cimilada iyo sinaan la’aanta deymaha.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters arrintan ka qortay, waxaa inoo soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.
Madal