Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HRW oo soo dhoweysay xukunka maxkamadda Gaarisa ee Soomaalida


Maxkamadda Sare ee magaalada Gaarisa ee dalka Kenya ayaa 21-kii bishii Janaayo riday xukun xuquuq muwaadinimo siinaya kumannaan Soomaali-Kenyan ah oo horey loogu diiday in laga saaro kaydka macluumaadka qaxootiga, lana siiyo kaararka aqoonsiga Kenya, inkastoo ay asal ahaan Kenyan yihiin.

Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa maanta soo saartay warbixin dheer oo ay arrintan kaga hadleyso, taasoo ay ku tilmaantay guul usoo hoyatay kumannaan reer Kenya ah.

Warbixin arrintan la xiriirta waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

HRW oo soo dhoweysay xukunka maxkamadda Gaarisa ee Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG