Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Darawallada Uber iyo Lyft oo doonaya inay ururada shaqaalaha ku biiraan


Darawallada Soomaalida ee shirkadaha UBER iyo Lyft ee gobolka Minnesota ayaa doonaya inay ka mid noqdaan ururada shaqaalaha ee gobolka Minnesota. Gobolka Minnesota waxaa ka dhaqangalay sharci u oggolaanaya darawallada in Uber u kordhiso khidmada ay dadka ku qaadaan, laakiin darawallada ayaa haatan ku doodaya in sidii ay filayeen aysan wali wax u noqon, sidaasi darteedna ay haatan diyaarinayaan inay ku biiraan uruadada shaqaalaha Minnesota si ay xuquuqdooda u helaan.

Weriyaheena Maxamuud Mascadde ayaa wareystay Aadan Axmed Maalin oo ka tirsan madaxda darawalalda Soomaalida Uber iyo Lyft ee Minensota, wuxuuna weydiiyay sababta ay ugu biirayaan ururada shaqaalaha.

Dhageyso shaqaalaha UBER.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG