Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu madaxweyne Trump uga hadli doonaa khudbaddiisa Congress-ka?


Trump Starmer
Trump Starmer

Baahida loo qabo in la joojiyo dagaallada Ukraine iyo Bariga Dhexe, canshuuraha Mareykanka ku soo rogayo dalalka kale, iyo dhimista qarashaadka dowladda federaalka ee Mareykanka, waa qaar ka mid ah mawduucyada laga filayo madaxweyne Donald Trump inuu ku iftiimiyo khudbaddiisa ugu horreysa ee muddo xileedkiisa labaad ee xafiiska uu ka jeedinayo Congress-ka toddobaadkan.

Weriye VOA, Veronica Balderas Iglesias, ayaa warbixintan inoo soo dirtay. Falastin Axmed Imaan ayaa inoo heysa.

Muxuu madaxweyne Trump uga hadli doonaa khudbaddiisa Congress-ka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG