Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culeys dhaqaale oo soo wajahay ciidamada Soomaaliya


Danab
Danab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha maaliyadeed ee dalka.

Tani ayaa ka dambeysay kadib markii Dowladda Mareykanka joojisay dhaqaalihii ay ku taageeri jirtay dalal badan oo dunida ah, kuwaas oo loo soo mari jiray hay’adda USAID.

Warbixintan waxaa noo diyaariyey wariyaha VOA-da ee Washington, Cabdulqaadir Maxamed Mursal "Samakaab".

Culeys dhaqaale oo soo wajahay ciidamada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG