Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dalalka Carabta oo isla qaatay qorshaha Masar ee Gaza


Dawladaha Carabta ayaa isla qaatay qorshe ay soo bandhigtay Masar oo ku aaddan mustaqbalka Gaza, waxayna beesha caalamka ugu baaqeen in la taageero qorshahaas. Israa’iilna waxay sheegtay in Xamaas aysan wax door ah ku lahayn mustaqbalka Gaza.

Linda Gradstein ayaa VOA warbixintan uga soo dirtay magaalada Jerusalem. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Dalalka Carabta oo isla qaatay qorshaha Masar ee Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG