Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mandheera: Koronto la'aan saameysay dadkii soomanaa


Shacabka ku nool magaalada Mandheera ayaa maalintii saddexaad ka mudaaharaadaya koronto la'anka ka jirta magaalada, taasoo keentay in dadka ay u talaaban magaalada xuduudda saaran ee Beledxaawo si ay u helaan baraf iyo waxyaabaha daruuriga ee korontada ku xiran, xilli lagu jiro bisha barakayasan ee Ramadaan.

Goobaha caafimaadka ee Mandheera ayaa qalabkooda baaritanada waxay geyaan Beledxaawo si ay u helaan koronto ay howlahooda kusii wadaan.

Wariyaha VOAda ee Gaarisa, Maxamed Faarax Shire aya warbxintan noo soo diray.

Dhageyso koronto la'aanta WB Kenya.wav
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG