Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deni oo ka hadlay wajiga saddexaad ee dagaalka Daacish


Saciid Deni
Saciid Deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta odayaasha gobolka Bari kala hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga iyo abaabulka wajiga sadexaad ee dagaalaka ay Puntland kula jirto Daacish isagaa oo balan qaaday in aan wax denbi ah loo haysan dadkii uu horay cafiska ugu fidiyey, balse wuxuu dhinaca kale sheegay inuu talaabo ka qaadido doono cidii isku dayda in ay hawgalkaan wiiqdo.

Wariyaha VOAda, Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooga soo dirtay Boosaso.

Dhageyso hawlgalka Puntland.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG