Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo sii wadaya kaalmada uu siiyo Soomaaliya


Ciidamo ka tirsan Danab oo tababar ku qaadanaya xerada Ballidoogle ee Shabeelaha Hoose. April 9, 2023.
Ciidamo ka tirsan Danab oo tababar ku qaadanaya xerada Ballidoogle ee Shabeelaha Hoose. April 9, 2023.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska beddelin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta amniga iyo arrimaha bani’aadannimada.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka cusub ee Mareykanka ay isla afgarteen in la sii wado kaalmooyinkii Mareykanka uu siin jiray Soomaaliya. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Cabdulqadir Maxamed Mursal.

Mareykanka oo sii wadaya kaalmada uu siiyo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG