Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar


Jigjiga
Jigjiga

Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan.

Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday xilli jiilaal ah inta badan dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika. Magaalada Jigjiga, qoysaska iyo ganacsatada ayaa ka cabanaya sicir-barar. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray Mohamed Abdirahman Gata.

Jigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG