Gaza —
Kooxaha mayalka adag ee Israa’iil ayaa soo dhaweeyay qorshaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ku saabsan mustaqbalka Gaza, kaas oo ku baaqaya in 2 milyan oo Falastiiniyiin ah laga raro Gaza. Waxay sheegeen in dhiirrigelinta qaxootinimada aysan jebinayn sharciga caalamiga ah.
Falastiiniyiintu waxay si cad u diideen qorshahan.
Wariyaha VOA-da, Linda Gradstein, ayaa warbixintan nooga soo dirtay Qudus, halka Xuseen Maxamed uu inoo faahfaahinayo.
Madal