Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti: Iskaashi dhex-maraya hay'adaha dawladda


Dalka Jabuuti waxaa laga bilaabay hannaan ay hay’adaha dowladda ku wada shaqeynayaan si loo xoojiyo loogana horumariyo tayada adeegyada ay bixiyaan.

Strateejiyaddan cusub ayaa ujeeddadeedu tahay in si degdeg ah looga jawaabo baahiyaha soo food saara hawlgalka hay’adaha dowladda.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Jabuuti ka soo diray wariyaha Ramadan Muuse.

Jabuuti: Iskaashi dhex maraya hay'adaha dawladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG