Deegaanada gobolka Gedo qaarkood ayaa waxaa weli ka jira abaaro baahsan oo saameeyay dadka iyo duunyada.
Wararka laga helayo deegaanka Garilleey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dadka deegaankaasi ay saamaysay biyo la’aan iyo goobo bixiya adeeg caafimaad oo aan jirin.
Faah-faahinta warkaasi waxaa inoo soo diray. Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.