Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Heshiiska xabad-joojinta Gaza


Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; xabad-joojinta ka hirgashay Marinka Gaza iyo haddii ay sii socon karto, iyo cidda gacanta ka gaysatay. Waxaa soo jeedinaya Cabdixafiid Cawil Ismaaciil.

Amuuraha Islaamka: Heshiiska xabad-joojinta Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG