Washington —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay doorashada madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump uga dhigan tahay gobolka Bariga Dhexe oo qalalaase xooggan uu ka jiro.
Waxaa London ku soo diyaariyey oo Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal