London —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xayiraadda ay Israa'iil saartay muslimiinta bisha barakeysan ee Ramadan ku cibaadeysan lahaa masjidka Al-aqsa.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal