Dimishiq —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka dib uga soo cusboonaday dalka Syria ee u dhaxeeya dowladda iyo mucaaradka. Haddaba yey yihiin kooxahan la dagaalamaya dowladda Bashar al-Assad?
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal