Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida kala duwan ee Trump iyo Harris ee ku aadan IRAN


Labada tartame ee xilka madaxtinimo ee dalka Maraykanka ayaa illaa iyo hadda aan wax badan ka oran siyaasadahooda arrimaha dibadda ee ku aaddan dalka Iran, intii ay ololaha doorashada ku jireen.

Wariyaha VOA-da Micheal Lipin ayaa warbixintan ku eegaya hanaanka kala duwan ee Trump iyo Harris ay kala qaateen, marka laga hadlayo khatarta Iran iyo kooxaha ay gacan-saarka leeyihiin.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo koobay.

Aragtida kala duwan ee Trump iyo Harris ee ku aadan IRAN
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG