Ka dib is-casilaaddii Ra'iisal Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa waxa arrintaas ka hadla dadka ku nool Dawlad-goboleedka Puntland.
Waxa arrintaas ka hadlay dad iskugu jira madaxda dawladda, aqoonyahanno, iyo dadweyne muujiyey sida ay is-casilaadda u arkaan.
Warbixinta arrintaas hoosta ka dhageyso.