Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida shacabka Muqdisho iyo Hargeysa ee isku daygii dil ee Trump


Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka bad-baaday isku day dil kadib markii nin hubeysan uu meel fog ka soo toogtay xilli uu la hadlayey taageerayaashiisa, ayada oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray dhegta midig.

FBI-da ayaa ku sheegtay Matthew Crooks oo 20 jir ah inuu yahay "qofka looga shakisan yahay” isku dayga dil ee Sabtidii ka dhanka ahaa Trump, kaasi oo ka dhacay magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania.

Haddaba qaar ka mid ah shacabka Muqdisho, Hargeysa iyo Nairobi ayaa aragtidooda ka dhiibtay falkan.

Aragtida shacabka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00
Aragtida shacabka Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00
Aragtida Soomaalida Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG