Minneapolis —
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka, oo VOA la hadlay ayaa aragtidooda ka dhiibtay, isku daygii dil ee habeen hore lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.
Trump ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray dhegta midig kadib markii nin hubeysan uu rasaas uga soo toogtay meel fog, ninkaas oo markii dambe ay toogasho ku dileen ciidamada amniga.
Waa kuwan aragtida qaar ka mid ah Soomaalida Mareykanka.
Madal