Washington —
Kumannaan arday ah oo ay ku jiraan dhallinyaro seegay waxbarashadii aas-aasiga ahayd ayaa dhowaan ka qalin jebiyey barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah oo ay iska kaashadeen dowladda Soomaaliya iyo dowladaha Mareykanka iyo UK.
Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.
Madal