Laascaanood —
Maamulka waxbarashada gobolka Sool, ayaa mamnuucay in ardayda dhigata dugsiyada sare ee gobolkaasi ay iskuulaadka la yimaadaan telefoonnada casriga ah, taas oo ay u arkeen inay caqabad ku tahay waxbarashadooda.
Wariyaha VOA ee Laascaanood C/kariin Olaol ayaa warbixintan kasoo direy Laascaanood.