Ottawa —
Ra'iisul wasaaraha dalka Canada ayaa shalay isku shaandheyn ku sameeyey golahiisa wasiirrada, si uu wax uga qabto nolosha sii qaaliyoobeysa iyo hoos u dhaca dhanka dhaqaalaha.
Ilaa toddoba wasiir ayaa waayay xilalkooda. Laakiin Axmed Xuseen oo ah Somali-Canadian ayaa markale kasoo dhex muuqday golaha wasiirrada, isaga oo loo magcaabay xil muhiima.
Haddaba weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ku eegaya, waxa ay Soomaalida uga dhigan tahay in markale uu Axmed Xuseen ka soo dhex muuqdo golaha wasiirada ee Canada.
Madal