Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Kenya oo ansixiyey miisaaniyadda sanadka


Xildhibaanada dalka Kenya ayaa u codeeyay miisaaniyadda sannadkan 2024/2025, taasi oo noqoneysa middii ugu wayneyd ee dalka Kenya uu yeesho.

Dalka Kenya ayaa la qiyaasayaa in uu u baahan yahay miisaaniyad dhan 4.1 trillion oo shilling, halka canshuurta la qiyaasayo in ay soo xarooto ay tahay 2.7 trillion.

Xildhibaanda gobalka waqooyi bari ayaa badankood u codeeyey miisaaniyadda ayaga oo sheegay in ay aaminsan yihiin in ay faa’iido badan ugu jirto gobolka.

Weriyaha VOA ee Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayaa miisaaniyadda la meel-mariyey ka wareystay mudanaha laga soo doorto degmada FAAFI, Saalax Yaquub Hangool oo ka tirsan xisbiga UDA.

Baarlamanka Kenya oo ansixiyey miisaaniyadda sanadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG