Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2025


Xildhibaanada baarlamanka
Xildhibaanada baarlamanka

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga doodaya miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025-ka iyo xisaab xirka miisaaniyaddii sanadkii hore, oo uu usoo gudbiyay Wasiirka Maaliyadda.

Xubno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa su’aalo iyo doodo ka keenay xisaab xirka iyo miisaaniyadda oo si aqlabiyad leh ay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan arrintaas waxaa diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2025
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG