Muqdisho —
Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta iskugu yimid kulan ay kaga hadlayeen shaqaaqo dhowaan ka dhacday baarlamaanka xilli ay socotay dood ku saabsan ansixinta habraaca wax ka beddelka dastuurka.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal