Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Awoodda Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ)


Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xukunadda ay qaado maxkamada Cadaaladda Aduunka iyo sida dalalka ay u fuliyaan, maxaase dhacaya haddii aan la fulin.

Waxaa soo jeedinaya oo soo diyaariyey Ismaaciil Xussein Farjar.

Bandhigga VOA: Awoodda Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ)
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG