Dadka barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha Muqdisho oo markii horeba ku noolaa xaalad nololeed oo aad u hoosaysa ayaa hadana bisha Ramadaan ay baahidoodu sii laba jibaarantay.
Hay'ad lagu magacaabo HARO kana diiwaan gashan dalkan Maraykanka, ayaa bilaawday inay bisha Ramadaan afuriso dad ay tiradoodu gaarayso lix boqol oo qoys, waxa ayna shalay dadkaas u qaybisay raashin bisil oo ay ku afuraan.
Wariyaheena Mukhtar Maxamed Catoosh oo tagay goonta cunto qeybinta ayaa warbixintan soo diray. Dhageyso