Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bariga Dhexe ma waxa uu galay xaaladdii uu Biden ka digayey?


Biden
Biden

Muddo bilo ah madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa uga digayey Israel in ay ogolaato in dagaalka ay kula jirto kooxda Xamaas ee Gaza inuu ku fido Xizbullaahida Lubnaan iyo Iran lafteeda.

Laakiin iyada oo Israel hada ka dagaallamayso Lubnaan ayey wacad ku martay inay ka aargudan doonto weerarradii gantaallada ee Tehran ay ku qaaday Israel. Dad badan ayaa ka baqaya in xilligii laga digayey la joogo.

Madaxa xafiiska VOA ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa eegaysa suurtagalnimada in ay sii kororto colaada Bariga Dhexe iyo suurtagalnimada in Maraykanku si toos ah ugu lug yeesho.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Bariga Dhexe ma waxa uu galay xaaladdii uu Biden ka digayey?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG