Ilaa xiligii ay burburtay dawladdii dhexe ee Somalia, waxa soo baxayey maamul goboleedyo fara badan, kuwaas inta badan dibadda lagu dhisay. Maamuladan ayaa wada leh calan u gaar ah iyo madaxweyneyaal dalka dibadiisa ku nool, goobaha ay sheegaan inay ka hawlgalaana aan joogin.
Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.