Qeybtan Saddexaad ee barnaamijka wax-soosaarka beeraha Soomaaliya waxaan ku eegaynaa beerista sariiska iyo sida uu uga baxo Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellaha dhexe.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.