Bierut —
Diyaaradaha aan duuliyaha la socon ee Israa’iil ayaa habeenkii Talaadada weerar ku qaaday xafiisyada Xamaas ee ku yaalla duleedka Beyruut, halkaas oo ay ku dileen Salah Al Arouri, oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka Xamaas, sida ay ku warameen warbaahinta Bariga Dhexe.
Warbixintan oo ay qortey VOA, waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Madal