Washington —
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Ra'iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ka wada hadley dagaalka Gaza iyo xabad-joojin suurtagal ah.
Dhinaca kale, madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris, oo iminka ah musharax madaxweyne, ayaa arrinkan iska taagtay meel adag.
Warbixin ay ka qortey Anita Powel waxaa soo koobaysa Sahra CAbdi Axmed.
Madal