Washington —
Madaxweynaha talada ka sii degaya ee Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha la doortay Donald Trump ayaa Axaddii shalay ka falceliyey burburka nidaamkii Madaxweynihii muddada dheer xukumayay Syria ee Bashar al-Assad.
Marka la eego danaha istaraatiijiga ah ee uu ka leeyahay Bariga Dhexe, Mareykanka ayaa la filayaa inuu si dhow ula socdo waxa ka socda Suuriya iyo sida xaaladdu noqon karto.
Weriyaha VOA Veronica Balderas ayaa warbixintan diyaarisay. Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.
Madal